Dhageyso: Amisom oo Somalida doonfaar ku Tilmaamtay & Xil.C/risaaq Cumar oo si kulul kaga jawaabay….

Warbixinta Forign Policy lagu daabacay waxay kicisey cid kasta oo Dawlada Xil ka heysa gaar ahaan Sifada uu adeegsaday Eray bixinta Sargaalka AMISOM Ee Warbixinta lagu dhex xigtay.

“In lagu tilmaamo Soomaaliya Doofaar oo markii la dhaqo hadana uusan daahir ama nadiif noqoneyn,ayey dadka qaar ka xanaaqeen oo Xasaanad kuwa leh iyo Shacabka intuba”.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Gabar Saxafiyad Cadaan ah ayaa qortay Warbixintaan oo ay kaga hadashay liidashada Amniga Dalka iyo Tabar darida heysato Ciidanka Soomaaliya.

Warbixinta ayaa lagu muujiyey in Ciidan aysan laheyn Soomaaliya marka la eego dacfiga iyo awood xumida heysato,taas oo xitaa sabab looga dhigi karo Nabad gelyo Xumada jirta.

Wasiirkii hore Ee Amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamuud oo hadda ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in warbixinta ay sax tahay fikirkeedana ay ka hadashay saxafiyadaasi uu sheegay inuu Aqoon uleeyahay.

Xildhibaan C/risaaq waxa uu ka xumaaday warbixinta in lagu muujiyo Adeegsiga uu isticmaalay Sargaalka AMISOM Ee Doofaar ku sheegay Soomaalida maadaama sidii looga tago maahane hadan sidii aan noqoneyn.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads