Dhageyso: Banaanbixii Maanta Muqdisho Oo Hal Arin Laga Bartay

Dhalinyarada Maanta Banaanbaxa Nabadeed ka dhigay Muqdisho ayaa waxay fariin kale udirtay dad hore Dadkooda loo dilay oo cid is weydiisa la waayey.

Qaar ka mid ah Qurba joogta Muqdisho kusugan ayaa kulan ay yeesheen dhalintooda waxay ku ballameen in Haashtaag Baraha Bulshada loogu muujiyo is garab taaga Eheladii Marxuum Maxamed Maxamuud Sheekh Cali oo Khamiistii lagu toogtay Muqdisho.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Waxa la is weydiiyey inta dhalinyaro la dilay ee Muqdisho kadibna la iska weydiin cid daba gasha balse Maxamed Maxamuud Dable Pilot uu helay dad udooda dhiigiisii.

Isku xirnaanta Dhalinyarada waxay ka dhigi kartaa kuwo awoodooda soo bandhigaa,waxaana Fariintoodii maanta ay qiiro gelisey dad badan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads