Dhageyso: Gen. Bashiir Ameeriko Oo Afka Furtay “Ciidan Na Handada Ma Rabno”Arimo kale

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) ayaa waxa uu la dar daarmay Ciidamada Booliska Ee Amniga Xamar lagu Wareejiyey.

Waxa uu sheegay in Booliska Soomaaliyeed ay yihiin Bad baadiyeyaasha Shacabka Xilna uu ka saran yahay inay u adeegaan.

Kulan ka dhacay Maanta Xarunta Gaadiidka Booliska ayaa la sheegay inay muhiimadiisu aheyd sidii dar daaran loogu sameyn lahaa Askarta oo si wanaagsan ay Shacabka ula dhaqmi lahaayeen.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Taliye Ameeriko waxa uu sheegay in Shacabku rabin Askar handada ay doonayaan kuwo Asluubeysan oo udhimriya Booliskana sidaa laga doonayo.

Isgoysyada Muqdisho badankood waxaa lasoo tubay Askar Boolis ah o oo qaarkood yihiin Ciidankii Xasilinta Xamar oo Shaar Boolis ah loo soo xiray kuwaasi oo hubin ku sameenaya Gaadiidka Raaxada Ee Magaalada dhex socda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads