Dhageyso: Khaliijka & Masar Oo Hub Soo Geliyey Soomaaliya Xilli Ay Taagan Tahay….

Warbixin Dheer ayaa laga diyaariyey Sida ay Ciidanka Soomaaliya ku shaqeeyaan,halka ay ka liidato Dawlada dhinaca Askarta iyo Meelaha ay Hubka ka hesho iyadoo dalka uu Cunuqabateyn Hubka saaran yahay Wakhti dheer.

Warsida Foreign Policy Ee Mareykanka ayaa Saxafiyad Amanda la yiraahdo oo kusugan Soomaaliya waxay ka qortay Maqaal Dheer Arimaha Ciidanka.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Waxay markaan ka hadleysaa sida Soomaaliya ku hesho Hubka xilli Cunuqabateyn jirto Dalkani Saaran tahay.

Maqaalka ayaa lagu muujiyey in Dalalka Khaliijka ay Hub ka iibiyaan Soomaaliya iyo Dalka Masar oo Hub badan keenay Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here