Dhageyso: Muqdisho Oo Hal Sabab Looga Mamnuucay Nabad Sugida & Meliteriga

Kulan ka dhacay Maanta Xarunta Gaadiidka Booliska Islamarkaana loogu magac daray Baro Booliska,ayaa waxa ka qeyb galay Saraakiil Ciidamada Qalabka sida ah.

Waxaa Kulankaasi si cad loogu sheegay in Amniga Caasimada ay Xaq iyo xil ahaanba u leeyihiin inay sugaan oo iyaga looga dambeeyo Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Askarta Kale Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa laga mamnuucay inay Amniga kula fal galaan ciidanka Booliska hadii baahi aysan imaan loogu yeerto.

Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Sareeya Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa cod dheer ku sheegay in Ciidanka Booliska ay kudaba feelmi doonaan Ciidanka Kale Ee Qalabka sida oo howsha Amniga Caasimada iyaga ay umadax banaan yihiiin.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads