Dhageyso: Raxan Eeyo Ah oo Weerar ku qaaday Magaalada Jowhar…

Shacabka ku dhaqan magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle ayaa walaac ka muujinaya Eeyo raxan-raxan u socda oo dhibaato ku haya dadka ku nool gudaha magaaladaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Illaa 13 Qof ayaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay ay dhaawaceen Eeyahaasi, kuwaas oo la dhigay isbtaalka guud M/ Jowhar ee xarunta gobolka Sh/ Dhexe.
Maxamed Ibraahim Jimcaale oo ah Wariye madax banaan oo ku sugan magaaladaasi ayaa KA warbixiyay arrimahaasi.

Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads