Dhageyso: Xildhibaan Itoobiyaan Ah Oo Sii Huriyey Xiisada DDSI..

Waxay Mujtamaca Soomaaliyeed Ee Dalka iyo Dibadiisa kusugan ay isha ku hayeen Saacadihii Lasoo Dhaafay Xaalada Magaalada Jig Jiga Ee Xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Kadib Ciidan ka socday Federaalka Itoobiya oo La wareegay Xarumihii uu ku shaqeynayey Maamulkii Deegaanka ka jiray.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Xildhibaan Hore uga tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Itoobiya Xersi C/qaadir oo kusugan Dalka Mareykanka ayaa ka digay in La waxyeeleeyo Dadka Ajaanibta ah ee la nool Soomaalida DDSI.

Ex Xil. Xersi ayaa sheegay in loo baahan yahay la shaqeynta Ciidanka Meliteriga Ee Deegaanka gaaray in la is dejiyana Shacabka Deegaanka Soomaalida ugu baaqay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads