DHAGEYSO: Xubin ka tirsan Aqalka Sare oo ka xog waramay dagaalka ka qarxay duleedka kismaayo…

Senetor Iftiin Xasan Baasto oo kamid Ah Golaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Colaada kasoo cusboonaatay Deegaano ku yaalla Duleedka Magaalada Kismaayo.

Wareysi uu siiyey Galabta Senetor Baasto Idaacada VOA SOMALI ayuu sheegay inay ka xun yihiin Dagaalkaasi Beelaha ku dirirayaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Xildhibaanka waxa isagoo jooga Nairobi Kenya uu ku baaqay in deg deg loo joojiyo Dagaalka oo Xal kale laga galo inta Xabada la joojiyo.

Sidaas si la mid ah Madaxweyne Kuxigeenka 1aad Ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa dhankiisa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda Duleedka Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here