Dhageyso: Xubnihii Ku Shiray Diri dhabe & Qalalaasaha Jigjiga”wararkii ugu danbeeyay oo shegaayo…

Hogaamiyaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxa uu kusugan yahay Goob Ciidanka Liyuu Booliska ay heystaan oo duleedka Jig jiga ku taalla.

Dhawaan waxaa jirtay in Kulan uu ka dhacay Diri dhabe oo looga hadlayey Xaalka iyo Aayaha Dambe Ee DDSI.

Waxa Badankood Xubnaha Shirka joogay ay ahaayeen Kuwo Mucaaradsan Hab maamulka Cabdi Cumar taasi oo sabab u ah Qalalaasaha Maanta ka taagan Jig jiga.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Dr Nuux Sheekh Cabdi Gaafoow oo ka mid ah Siyaasiyiintii ku shiray Diri dhabe ayaa sheegay in been abuur tahay in Ciidan Oromo ah ay qabsadeen Jig jiga.

Waxa uu sheegay in Cabdi Maxmauud Cumar uu ku xad gudbay Intuu xilka hayey Umad badan oo Maxkamadna ku muteysan doono,isagoo fariin hawada u mariyey inuu si nabad gelyo ah xilka ku wareejiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here