DHAGEYSO:Dhacdo murugo badan oo Qoys Jabuutiyaan ah ku qabsatay Diri Dhawa kadib markii…

Ayadoo rabshado xoogan kasocdaa kilinka shanaad ee Itoobiya kasoo kasocdaan dibadbaxyo looga soo horjeydo madaxweynihii hore ee xilka iska casilay saacado kahor Cabdi Maxamed Cumar iyo waliba ciidamo ka imaaday dowlada federaalka Itoobiya ayaa sababay dhacdooyin aad u argagax badan.

Magaalada Diri-dhawa waxaa shalay ka dhacay rabshado ay ku dhinteen dad Soomaaliyeed – waxaana dadkaasi kamid ah qoys reer Jabuuti ah oo ka kooban hooyo iyo afar caruurteeda ah.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Maxamed Axmed Buuni, oo ka tirsan ehelka hooyada iyo caruurta la dilay ayaa warbaahinta -la xariiray isagoo ku sugan magaalada Zurich ee dalka Switzerland, waxaa waraystay Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo ugu horayn weydiiyay waxa uu kala socdo dhacdadaasi.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads