Dhageyso:Hooyo Soomaliyeed oo Sun Cabtay Markii ay ka carootay Hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee….

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Ceel-baraf ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa Sheegaya in Hooyo Soomaaliyeed ay halkaas Cun ku cabtay ayna Geeriyootay Kadib Markii ka Carootay Hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in Cunaqabateynta laga qaado Eriteria.

Hooyadana waxa la sheegay in tan iyo Markii Madaxweynaha Soomaaliya uu baaqaasi jeediyey ay hadal heysay Cadawtinimada ka dhexeysa Eriteria iyo Jabuuti, Waxayna Sheegtay in Soomaaliya aan xiligan looga baahneyn inay Xiligan la safato Eriteria.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Daa’uud Cabdi Maxamuud oo ay dhashay Hooyo Xaliimo Calasoow ayaa kawaray Sida ay dhacdadan u dhacday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here