DHAGEYSO:Itoobiya oo laba qodob hordhigtay Madaxweynaha kilinka soomaalida oo kala ah in xilka Beri iska casilo iyo…

Goob jooge kusugan degaanka kilinka shanaad ayaa goor dhow la hadlay mid kamid ah warbaahinta magaalada muqdisho waxaana oo sheegay in xaalada dhinac u dhici doonto.

Goob joogahaan ayaa sheegay in dowlada itoobiya laba qodob soo hordhigtay madaxweynaha kilinka Cabdi Maxamed Cumar kasoo ah in xilka iska casilo maalinimada beri iyo in xoog wax waliba ku maquuniyaan.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Wararka ayaa intaas ku daraayo in kulamo aan kala joogsi lahayn Cabdi Maxamed Cumar la leeyahay odayaasha dhaqanka kasoo oga arinsanayaan xaalada degaanka kusoo korartay iyo go’aanada kasoo gaaray dowlada dhexe ee Itoobiya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads