DHAGEYSO:Madaxweynaha cusub dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya oo arimo aan hore loo Ogeyn shaaciyay iyo waxa oo qaban doono

Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya, Axmed Cabdi Maxamed  ayaa waxaa uu ka warramay qaabka loo doortay iyo waxa laga fili karo.

Doorashada madaxweynaha cusub ayaa timid, kadib markii uu xilka iska wareejiyay madaxweynihii hore ee deegaankaasi, Cabdi Maxamuud Cumar oo maalmahan ba wajahay cadaadis.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads