DHAGEYSO:Tirada rasmiga kudhimatay Jig jiga oo lashaaciyay iyo warar caawa naga soo gaaray oo shegaayo in…

Xaaladda magaalada Jigjiga oo shalay ay ka dhaceen shaqaaqooyin ay dad ku dhinteen kadib marki ay ciidamada milatariga Itoobiya magaalada galeen ayaa maanta xasilloon.

Waxaa soo baxaya khasaaraha ka dhashay shaqaaqooyinka, iyadoo maamulka deegaanka ay sheegeen in ay dhinteen ku dhawaad 30 ruux oo u badan Soomaali.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Nuur Bukhaari ayaa khadka telefoonka ee magaalada Jigjiga kula xiriiray Khadar Cabdi Ismaaciil oo ah Madaxa Xarunta Dhexe ee Xisbiga Dimoqraadiga Shacabka Itoobiya. Waxaana uu ugu horrayn weydiiyey xaaladdu maanta sida ay tahay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here