DHAGEYSO:Waa sidee xaalada Madaxweynihii hore kilinka shanaad ee Itoobiya iyo halka oo haatan kusuganyahay

Guuleed Cali Faahim, maareyaha guud ee hay’adda Cilmi Baarista dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, horeyna u ahaa duqii magaalada Jigjiga. Waxa uu weydiiyay waxa ka jira wararka sheegaya in Madaxweynaha xoog lagu kaxeeyay.​

Faahim ayaa xogo badan kashaaciyay wararka shegaayo in xoog diyaarad lagu saaray madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar kasoo maalinimadii shalay xilka iska casilay wallow xaalada degaanka aad u kacsantahay.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here