DHAGEYSO:Warar lagu farxay oo goor dhow naga soo gaaray inta udhaxeyso Jigjiga iyo Wajaale

Qalalaasihii maalmihii dhawaa ka taagnaa magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay, ganacsigii iyo dhaqdhaqaaqii magaalooyinka Wajaale iyo Jigjiga.

Boqolaal qof oo udhashay degaanada Somaliland ayaa kasoo baxsanaaye qalalaasaha kasoo cusboonaaday degaanka kilinka shanaad waxaan lasheegayaa in marar qaar kood soo gudbayeen dad aan soomaali ahayn oo dhibaatadaas kasoo cararaayo.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here