DHAGEYSO:Wararkii ugu danbeeyay kilinka shanaad iyo Qaabka loo qabtay madaxweynihii hore lana shegaayo in loo geystay…

Madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu soo waramayaa in ciidammada militariga federaalka ay u kaxeysteen dhinac magaalada Addis Ababa.

Illo ku dhow dhow maamulka ayaa  sheegay in ciidamadan ay saakay isku geedaameen guriga Cabdi Maxamud Cumar. Talaabadan ayaa xiisad hor leh ka abuurtay magaalada Jigjiga.

Wariye Maxamed Colaad Xassan ayaa qadka taleefanka kula xiriiray, Suldaan Cabdulkaahi Bashiir oo ka mid ah salaadiinta Soomaalida Itoobiya oo haatan ku suggan Jigjiga.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here