SAWIRO: Garsoorayaasha Maxkamada Sare oo MD Farmaajo weydiistay in Xilka uu ka qaado Gudoomiye baashe-yuusuf…

Garsoorayaasha Maxkamada Sare ee dalka ahna la taliyeyaasha Guddoomiyaha Maxkamada Sare ayaa Maanta kulan ay yeesheen waxa ay kaga hadleen xaalada Garsoorka Soomaaliya,iyaga oo eedeyn u jeediyey gudoomiyaha maxkamada sare.

Garsoorayaasha ayaa waxa ay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbadeen in Maxkamada Sare uu u soo magacaabo guddoomiye Cusub, oo khibrad u leh howlaha Garsoorka dalka.

Waxa ay sheegeen in wadahashaqeyntii u dhexeysay iyaga iyo gudoomiyahooda ay meesha ka baxday,waxaana hor kacayey gudoomiye kuxigeenka Maxkamadda Sare Dr.maxamad maxamuud (Dr.luu)


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads