DAAWO: R/wasaare Khare Booqday Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho Isagoo Shacabka Toos u waraystay…

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradadaha Muqdisho ee Aadan Cabdulle Cismaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Wuxuu u kuur galay hanaanka shaqo ee Garoonka, Wuxuuna Booqday Qaybaha kala duwan ee Garoonka, Halka laga dhoofo, Waaxda Socdaalka , Goobaha lagu soo dejiyo Alaabta Xamuulka, Wuxuuna Masuuliyiinta ka waraystay Sida ay shaqadu u socoto.

Dhinaca kale shacabka kasoo degaya iyo kuwa ka dhoofaya garoonka ayuu ka waraysay Waxyaabaha ay Garoonka kala Kulman.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com