DAAWO Wararkii Ugu dambeeyay: Trump & China oo ku heshiiyay in la dilo Hogaamiyaha K.Waqooyi, Mideynta Militeriga Russia-China & dagaalka Iran Vs US

Kulanti wanaagsan dhamaan Akhristayaasha Badweyn.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Caalamka

Qodobada ugu waa weyn waxaa ka mid ah: Mareykanka & Shiinaha oo dagay qorshe lagu qaarajin lahaa Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Ruushka iyo Shiinaha oo gaaray heshiiskii ugu weynaa taariikhda iyo NATO oo qiratay iney ka cabsaneyso awooda uu Ruushka kusoo bandhigay Dhoolatuska Vastok 20180ka .

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Mareykanka oo ka cabsi qaba weerar la mid ah kii lagu bur buriyay daarihii ganacsiga aduunka iyo Iiraan oo qarka u saaran iney jawaab militeri ka bixiso xad gudub uu Mareykan sameeyay, cabsida dagaalkii sedexaad ee aduunka iyo France oo jawaab cad udirtay madaxweyne Trump.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here