DHAGEYSO Gaas Oo Shirka Kismaayo Su’aal Jahwareer Ah Ku Dhex Weydiiyey DFS?

Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dawlad Gobolleedyada Cabdi weli Cali Gaas ayaa waxa uu ka hadlay Arin Muhiim loo arkayey inta shirka uu socday.

Gaas waxa uu sheegay in Dawlada Federaalka Soomaaliya ku Dhaleeceenayaan inay iska ilaawday Taakuleynta Ciidamada kusugan Dawlad Gobolleedyada.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Waxa uu tibaaxay in Madaxweyne Gaas ay dareemayaan in SNA keliya Dawlada u fahantay in ay Ciidan leedahay.

Su’aal Culus ayuu ku dhex weydiiyey Madaxweyne Cabdiweli Gaas Shirka Kismaayo maanta ka furmay Dawlada Dhexe Madaxdeeda oo laga sugayo inay kasoo jawaabaan.

Khudbadihii laga jeediyey maanta shirka Golaha Iskaashiga Dawlad Gobolleeyda waxay badankood ahaayeen kuwo lagu Dhaliilay Wada shaqeyntii Dawlada Federaalka laga filayey oo la waayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here