DHAGEYSO: Gen, Gorod “Bur & Biyo Ayaa Loo Kala Bixi Doonaa”,Farmaajana Waxa Uu I Yiri…

Taliyihii hore Ee ciidamada Xoogga Soomaaliya General C/weli Jaamac Gorod oo si diiran loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo ayaa ka hadlay Arimo badan.

Waxa uu sheegay in uu noqonayo Oday Soomaaliyeed oo Nabada Ka Shaqeeya sidii Colaad Dambe uga dhici laheyn Gaalkacyo.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

General Gorod waxa uu tibaaxay in Kulamo ay jiri doonaan uu la qaadanayo Bulshada Mudug iyo Madaxda,markaasna uu Arimo Sir ah la wadaagi doono.

Hadalka uu soo dhaweyntiisa Gaalkacyo ka jeediyey ayuu si hordhac ah u yiri “Bur iyo Biyo Ayaa Loo Kala Bixi doonaa”.

General C/weli Jaamac Gorod ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu Xil kale u ballan qaaday inkastoo uusan Faah faahin kale bixinin.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com