Madaxda Maamul goboleedyada ee dhowaan ku shiray Magaalada Kismaayo ayaa mar kale si weyn u dhaliilay Madaxda dowlada Fedraalka.
C/wali Gaas Madaxweynaha Puntland, Axmed Ducaale Xaaf Madaxweynaha Galmudug iyo Shariif Xasan Sheek Adan Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa si isku mida ugu jawaabay Madaxda DF.
HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN
Hogaamiyaashan ayaa sheegay in Dowladdu ay Masuuliyadooda ka gaabisay kuna soo aruurtay Facebooka, iyaguna ay Facebook Ugu jawaabi doonaan.