Dhageyso: Lo’ Laga Keenay Dal ka tirsan Qaarada Yurub Oo Muqdisho laga hadalhayo…

Waxaa hubaal ah in qofka uu is weydiiyo sida ay ku suurta geli karto Xoolo laga keenay Waddan kale hadana laga manaafacaado.

Lo’ laga Keenay Waddanka Holland Ama Netherland ayaa waxa ganacsato Soomaaliyeed ay ka faa’iideysteen Caanaha laga liso.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Kudhawaad 500 Litir ayaa Maalin walbo laga lisaa Lo’dani sida ay xaqiijiyeen Maamulka Shirkada Lo’da keentay Muqdisho.

Waxa Labo jeer la lisaa Caanaha,iyadoo loo adeegsanayo,mishino Casri ah.

Dadka ayaana Hadal haya waxa ay Caanaha Lo’da kaga badelan yihiin Lo’dii Soomaaliya joogtay Caanaheeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here