DHAGEYSO: Mooshinkii Madaxweynaha HirShabelle Oo Jowhar Lacag Badan Ka Gaaray…

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka HirShabelle ayaa waxay ku kala aragti duwanaadeen Taageero umuujinta Natiijada Shirkii Kismaayo Madaxweyne Waare iyo qaar kasoo horjeestay.

Xildhibaanada HirShabelle waxay sheegeen inay Hadda doonayaan sidii isla xisaabtan dhab ah loogu sameyn lahaa Madaxweyne Waare.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Waxa warar hoose ay sheegayaan in Lacag badan uu gaaray saxiixa Mooshinkaasi Xildhibaanada,xilli sidoo kale Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusmaan Barre uu isna Mooshin ku socdo la diyaarinayo.

Xildhibaan Cali Ibraahim (Cali Ciileey) ayaa Idaacad ku taalla Jowhar wareysi uu siiyey waxa uu kaga waramay Bal waxa ka socda Magaaladaasi iyo Guuxa Mooshinka ay diyaarinayaan Baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here