DHAGEYSO: Muxuu Sharciga ka qabaa Go’aanka Madaxda D/Gobaleedyada Mase la Dacweyn karaa?…

Aqoonyahan C/raxmaan C/laahi Dhubbad (Daqare) oo ku taqsusay maamulka iyo maareynta hay’adaha dowliga ah ayaa sheegay in dambi qaran ay tahay go’aankii ay ku dhowaaqeen madaxda dowlad goboleedyada oo ah iney hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen dowladda dhexe.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Sharci ahaan ayuu sheegay in madaxdan ay muteysan karaan in laga gudbiyo dacwo islamarkaana xabsiga la dhigo waa sida uu hadalka u dhigaye.

Waxa uu sidoo kale sheegay Daqare in dowlad goboleedyada tabashadooda qaar ay saxan tahay, balse ay waddo qaldan u mareen xallinta wixii ay ka cabanayeen.

Dowladda dhexe ayuu dhankeeda sheegay in waajib ka saaran yahay sixidda waxyaabaha ay tabanayaan maamullada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here