DHAGEYSO: R/W Kheyre Sheekada Dhexmartay Cunugtii Yareyd & Wixii Uu Garoonka Ku Arkay

R/wasaaraha Qeybta Sugitaanka Dadka uu ku arkay Cunug yar oo labo jir ah sheegayna inuu ku faraxsan yahay in dalka oo nabad ah sidaan dadka uga dhoofayaan.

Waalidiinta Soomaaliyeed Ee Goobta joogay ayuu R/wasaaraha sidoo kale la sheekeystay una rajeeyey inay Safar nabad qab ah galaan meesha ay usocdaana alle nabad geeyo.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Maareeyaha Madaarka Caalamiga ah Ee Muqdisho Cabdi Ashkir Ayaa warbaahinta usheegay in Socdaalka R/wasaare Kheyre ugu yimid uu ahaa sidii loo dar dar gelin lahaa u adeegida Bulshada Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here