DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo dhaliilay tilaabadda Burburinta G/Yariisow..

Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Muqdisho ayaa dhaliilay Go’aanka maamulka gobolka Banaadir uu ku doonaayo in uu ku burburiyo Jardiinooyinka ku yaalla Muqdisho qaarkood oo horay ay u dhisteen Ganacsato Soomaaliyeed markii dowladdihii horay ay heshiis la gaareen.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Shacabka Muqdisho, waxa ay sheegeen in tilaabadda Gudoomiyaha aysan aheyn mid wanaagsan sababtoo ah meelihii horay Shacabka looga saaray ayaa noqday kuwo qashin qub ah.