DHAGEYSO: Soomaali guulo ka gaaray doorashadii Sweden..

Doorashadii dhawaan ka dhacdey dalka Sweden oo ka koobneyd heerarka kala duwan ee maamullada dowlada ee Federaal, gobol iyo deegaanba ayaa dadki ku tartamayey wax ku jiray Soomaali badan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Hanad Maxamed Cabdi oo loo yaqaan Xulbale waxa uu ku guuleystey xubinnimada gollaha deegaanka Uumiyo, ee gobolka Vaster Botten oo dhaca waqooyiga Sweden.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here