DHAGEYSO: Waa kee Musharaxa ay DF dooneyso inuu noqdo Madaxweynaha xiga ee Koofur Galbeed?

Warar xog ogaal ah oo an heleyno ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay badigoobeysa musharax ay isugu geyso awoodeeda si uu ugu soo baxo doorashada bisha November ee sanadkan ka dhaceysa degaanada Koonfur Galbeed.

Dhawr musharax ayaa la filayaa in dowladda Soomaaliya ay taageero ka helaan, kuwaasi oo ku tartamaya xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed, oo hada uu u hanqal taagayo inuu markale ku soo laabto Shariif Xasan Sheekh Aadan.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here