DHAGEYSO: Warbixin Al-Shabaab oo la Ogaaday in ay ku dagaalamaan hubka dowladda…

Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay kordhiyeen Weeraradda ay ka waddaan Soomaaliya Lixdii Bilood ee lasoo dhaafay.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Sidoo kale Ururka Al-Shabaab Hubka ay ku dagaallamaan ayaa la sheegay inuu yahay hubka ciidanka dowladda Soomaaliya loogu tala galay.

Sidee ayay ku dhacday in Shabaab ay ku dagaallaman Hubka dowladda,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here