Dhageyso Wareysi: VOA-da oo Wareysi xasaasi ah ka qaaday Wasiirka Arimaha Dibada Somalia..

Wasiirada arrimaha dibadda iyo madaxweynayaasha dalalka ku bahoobay Urur goboleedka IGAD ayaa shaley soo afjarey colaadii dhextaaley dalka Koonfurta Sudan oo muddo soo jiidantey.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Waxaa ka mid ah madaxda ka qeybgalaysa Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wasiirka Arimaha dibadda.

Haddaba, Wasiirka Arimaha dibadda ee Somalia Ahmed Ciise Cawad ayaa khadka telefoonka ugu waramay VOA-Da.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com