Dhageyso: Xog Dheeraad ah oo laga helay 61 oday oo Al-Shabaab afduubteyn…

Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa la sheegay inay qabqabteen isla markaana afduubteen in ka badan 60 ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Gobollada Dhexe ee Soomaaliya.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Arrintan ayaa waxaa xaqiijiyey mas’uuliyiinta maamul goboleedka Galmudug., waxaana la sheegayaa inay la xiriirto dilal ka dhex dhacay dad qabaa’ilaad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here