Dhageyso: Xog ku saabsan Halka laga hurinayo Dagaalka M/gobaleedyada & DF Somalia…

Furitaanka shirka ayaa hadalada ay madaxda maamul goboleedyada ka jeediyeen waxaa ay ahaayeen eedeymo badan oo loo jeediyay madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA

Sidoo kale wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey arimaha Soomaaliya ayaa qudbad ka jeediyay , hadaba Warbixintan ku dhageyso waxyaabaha ugu waa weyn ee Madaxda Dowald Gobaleedyada ku heystaan Dowlada Federaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here