DHAGEYSO:Ibraahim Deyfullaah Oo Ka Digay Halis Uu Damacsan Yahay Micheal Keating

Wareysi uu bixiyey Siyaasiga Ibraahim Saalax Deyfullaah ayaa waxa uu kaga hadlay Xaalada Dalka uu haatan ku jiro iyo Shirka ka furmay Magaalada Kismaayo.

Xildhibaan Hore Ibraahim Deyfullaah ayaa sheegay inaan laga hor dhici Karin waxyaabaha kasoo bixi kara Shirka Madaxda Dawlad gobolleeyda ku leeyihiin Kismaayo.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Shirkani waxaa la sheegay in ay kaga hadlayaan Aayahooda Golaha Iskaashiga Dawlad Gobolleedyada Soomaaliya ka jira Ee Shanta ah.

Waxa uu ka digay Ibraahim Deyfullaah isku dir Micheal Keating oo xilkiisa sii dhamaanayo uu kaga tego Soomaalida dhexdeeda,kaas oo Shirka Kismaayo ka qeyb galaya.

Siyaasigaan ayaa ugu dambeyn ugu baaqay in Xal wax u ah Soomaalida ay Hogaamiyeyaasha ku shirsan Kismaayo kasoo saaraan kulankoodaasi.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com