DHAGEYSO:Itoobiya Oo Qarka Usaaran Inay La Wareegto Dekad Ku taalla Soomaaliya”Xildhibaano bixiyay”Yaa kamid ah

Sida muuqata Itoobiya ayaa siyaasad fur furan la timid Sanadkaan markii isbadel uu ku dhacay Hogaankii Dalkaasi.

R/wasaare Abiy Ahmed ayaa waxa uu si dhaw ula saaxiibay Waddamada Deriska la ah Waddankiisa Itoobiya isagoo intaas doonaya inay Dekad Helaan.

Hadda waxa uu wadaa qorshe uu si hordhac ah Maraakiibta Ushiraacan Itoobiya ay ugu soo xirtaan Dekada Muqdisho,kadib is afgarad dhacay.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Warar kale ayaa sheegaya in Itoobiya ay si cad ula wareegi rabto Dekada Ber bera oo Imaaraat-ka kol hore loo gacan geliyey.

Waxaa jirtay in Dawlada Soomaaliya gaar ahaan Baarlamaanka Golaha Shacabka uu diiday in UAE loo gacan geliyo Dekada Ber bera oo Soomaaliya iska leedahay.

Xildhibaanada Soomaaliland ayaa ku kala aragti duwan Maamulida Dekada ber bera,midkood Xildhibaanada Golaha Wakiilada S/Land ayaa ku dooday in Itoobiya ku wareejinayaan Dekada inta Carabta gaar ahaan Imaaraat-ka loo dhiibi lahaa.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. hadialamin45@hotmail.com says:

    ok

  2. Raamsade says:

    kkkkkkkkkkk sheeko dekeda garbaharey ha ugu xiro farmaajo tan xamar 60.000 oo xabashi ah ayaa laga ceyriyay agoontii ay agoonteeyeen xabashida xamar ayay ku nool yihiin

  3. axmed says:

    Allaha ku caafiyo. qabiil baa madaxa kaa fadhiya nin jirran baad tahey, Garbahaarey warkaagu waa qabiil. Dowlad iyo Barlamaan baa inoo dhisan , yeynaan hor boodin

  4. axmed says:

    Allaha ku caafiyo. qabiil baa madaxa kaa fadhiya nin jirran baad tahey, Garbahaarey warkaagu waa qabiil. Dowlad iyo Barlamaan baa inoo dhisan , yeynaan hor boodin Xaaraami Qabiil futada ha idinka galo.




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com