DHAGEYSO:Madaxweynihii hore Hirshabeelle oo shaaciyay shirka Kismaayo ka danbeyaan dowlado shisheeye oo kamid ah…

Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ka soo horjeestay qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha Iskaashigda dowlad Goboleedyada ee ka dhacay Magalada Kismaayo.
Wareysi ayuu ku sheegay in waxa ay ka cabanayaan maamul Goboleedyada aysan aheyn wax jira ,isla markaana ay ku lug leeyihiin dowladdo shisheeye.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Waxa uu sheegay in qodobadii ka soo baxay shirkii Magalada Kismaayo uu yahay mid laga leeyahay ujeedooyin gaar ah,isla markaana ay yihiin qaran dumisnimo sida uu hadalka u dhigay.
Khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ah kuwo sii xoogeystay,waxaana jira Siyaasiyiin walaac ka muujinaya.
Hoos Ka Dhageyso Codka Cali Cabdullaahi Cosoble.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here