SAWIRO: Mas’uul Katirsanaa Xafiiska R/wasaare Kheyre Oo Xil Culus Looga Magacaabay Somaliland [MAGACIISA]

Sida ay inoo xaqiijiyeen Dad lagu kalsoon yahay Sargaal katirsanaa Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xil waxa looga magacaabay Maamulka Soomaaliland.

Bashiir Good oo deegaan ahaan kasoo jeeda Soomaaliland balse ka shaqeenayey Wasiirka Koobaad Ee Xukuumada Balse mar keliya halkaas iska dhiibay.

Waxa Xil ahaan Mr Good loo magacaabay Wakiilka Soomaaliland ufadhin doona Dalka Mareykanka,taas oo ah Jago sare marka loo Eego Xilkii uu ka hayey Xukuumada Kheyre.

Weli Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya kama aysan jawaab celin Xilka loo magacaaby Bashiir Good oo badelaya Mr Rashiid Cow foo xilkaas hore ugu magacaabnaa Soomaaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here