DAAWO:Xarun reer galbeedka ku leeyihiin Muqdisho oo caruurta yar yar lagu qasho waxaa sidaas yiri Xildhibaan….

Xildhibaan Cabdi Bare oo kamid ah xildhibaanadii hore ee barlamaanka golaha shacabka haatana kamid ah siyaasihiinta sida weyn oga soo horjeydo madaxda dalka.

Cabdi Bare oo waraysi sinaaye mid kamid ah Tv-yada soomaalida ayaa sheegay in loosoo diray muqaal argagax leh kasoo ka muuqdaan caruur soomaaliyeed oo lagu qalanaayo xarunta xalane.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Xalane ayaa ah goob degaan iyo shaqo u ah safaaradaha iyo diblamasiyiin reer galbeed ah wallow aan dowlada soomaaliya aan ka jawaabin hadalka xildhibaan hore Cabdi Barre.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here