Dhageyso:-Amar La Dul-Dhigay Siyaasiyiinta Ku Sugan Magalada Cadaado gaar ahaan kuwa…

Maamulka Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa Amar Maanta ka soo baxay waxaa lagu mamnuucay in shirar Siyaasadeed lagu qabto Magaladaas.

Guddoomiyaha degmada Cadaado ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Xaaf Cabdi Kariin ayaa faray qeybaha kala duwan ee Bulshada Cadaado iyo Hay’adaja amniga in Magalada aan lagu qaban karin shirar Siyaasadeed oo aan fsax looga heysan Maamulka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in cidii Magalada Cadaado iyo deegaanada hoostaag ku qabata shirar uusan Maamulka ogeyn in ay qaadi doonta masuuliyadda Khasarihii ka dhasha.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Hoos ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Cuusb ee Magalada Cadaado kana Akhriso Warqad uu soo saaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here