DHAGEYSO:-Ku Dhawaad 20-Ruux Oo Ku Sumoobay Hilib Ay Cuneen Deegaan Ka Tirsan G/Galgaduud

Dadka sumoobay ayaa waxa ay ku nool yihiin deegaanka Haraare oo ku yaalla duleedka degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud,waxaana faah faahin ka bixiyay maamulka degmada Balanbale ee Gobolkaasi Galgaduud.

Guddoomiyaha degmada Balanbale oo Caawa ayaa sheegay in dadkaasi ay ku sumoobeen Neef Geel ah oo ay qasheen,isla markaana la geeyey Isbitaalo ku kala yaala degmooyinka Balanbale iyo Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Waxa uu sheegay in Neef kaas Geelaha loo sheegay inuu ahaa mid jiran,balse dadkii ku sumoobay ay haatan yihiin kuwo Matagaya,isl markaana xaaladooda ay tahay mid wanaagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here