DHAGEYSO: Qilaaf Culus oo ka dhax curtay Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Madaxweyne Farmaajo oo..

Madaxda Maamul Goboleedyada ee Qilaafku kala dhaxeeyo Dowlada Soomalaiya ayaa lasoo sheegayaa in uu qilaaf kale ka dhax curtay taas oo DF fursad u ah.

Qilaafka ayaa sababay in uu baaqdo shir maanta lagu balansanaa in uu ka furmo magaalada Garowe ee Puntland.

Arintaan ayaa loo badinayaa inay ka shaqeysay dowlada soomaaliya oo geed dheer iyo mid gaaban u fuushay inay la heshiiso maamulada hoos taga ama kala fur furto si ay uga guuleysato isku xirnaatooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here