DAAWO MUUQAAL; Qarax Ismiidaamin Ee Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho+Khasaaraha Ka Dhashay

Muuqaal Si Kooban Loo Duubay ayaa muujinaya Baaxada Qaraxa ka dhacay Abaare 4;10 Daqiiqo Degmada Xamar Weyne Ee Magaalada Muqdisho.

Uuro cirka isku shareertay ayaa la arkayaa,iyadoo weli la leeyahay Gaadiidka Ambalaasta ayaa goobta kusugan,lamana sheegi karo Khasaaraha ka dhashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here