DHAGEYSO: General Bashiir Ameeriko Oo La Xiriiray Booliska Adduunka Kadib Xaalad Halis Ah Oo Muqdisho…

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed General Bashiir Cabdi Maxamed Ayaa waxa uu sheegay inay ka digayaan Waxyaabaha Maanka Dooriya Ee Magaalada Muqdisho lasoo geliyo.

Taliyaha waxa uu sheegay inay Inter Pole kala hadleen hakinta Waxyaabaha Maskaxda Badela oo Qamriga iyo Calaqa ay ku jiraan.

Waxa uu ka digay in la sameeyo waxyaabaha Qamriga Ee Dalka lasoo geliyo,islamarkaana ay ciidamada Booliska Heegan u yihiin howlgalada lagu baacsanayo.

Waxa uu umahad celiyey Taliye Bashiir Shacabka Soomaaliyeed oo wada shaqeyn dhaw la leh ciidanka.

Dhawaan ayaa ciidamada Amniga waxay Howlgal Kusoo qabteen xarun ku taalla Kaawo godeey oo Qamri iyo Calaq lagu sameyn karay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here