Hadal saacadihii ugu danbeyse Soomaalida jahwareer iyo cabsi kuriday oo shaaciyay Masuul Itoobiyaan oo kusaabsna…

Waxa saacadihii ugu danbeyse xoogeystay war oo baahiyay mid kamid ah warbaahinta dalka africa kasoo soo xiganaayo taliye kuxigeenka dalka Itoobiya waxaana oo walaac xoogan kadhex dhaliyay soomaalida.

Hadalka oo warbaahinta soo xiganeyso ayaa ahaa macquul gal ma ahan in Itoobiya oo boqol milyan ah in bad la aan ahaato dalal kale heystaan dakado aad u farabadan waxaana kadhashay tuhun xoogan wallow maalinimada beri dalka Itoobiya ku wajahanyahay madaxweynaha soomaaliya.

Hoos ka aqriso hadal Cabdiraxmaan Cabdishakuur kayiri.

Taliye ku xigeenka ciidanka Itoobiya wuxuu maanta sheegay in aysan jirin sabab Itoobiya oo qaran 100 Milyan ah uu bad la’aan u ahaato. Wuxuu kaloo sheegay in ay waajib tahay inay saameyn ku yeeshaan Bada Cas. Raysal-wasaare Abiy ayuu sheegay in ay ka go’an tahay inuu dhiso ciidan bad oo xoog leh oo ay Itoobiya yeelato. Hadalka Janaraalka ayaa ku soo beegmay xilli la sheegay in madaxweyne Farmaajo uu booqonayo Itoobiya.

Horay ayuu Farmaajo heshiis afar dekadood Itoobiya ku maalgashanayso ula saxiixday Abiy Ahmed. Shacabka Soomaaliyeed xaq ayey u leeyihiin in waxa socda loo caddeeyo oo mugdiga laga saaro wax badan. Baarlamaankana waa in uu ogaadaa in waajibka ugu wayn ka saaran yahay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here