SIRCULUS DHAGEYSO: Sedax Arin oo Shariif Xasan ku qasabtay iscasilaada iyo Duulaanka mas’uulka Xiga ee Villa Somalia

Dowlada Dhexe Somaliya ayaa iscasilaadii shariif xasan u aragta guul weyn oo ay ka gaartay dagaal siyaasadeed oo wayahaan danbe u dhaxeeya DF iyo Maamul Goboleedyada.

Shariifka oo ahaa shaqsi  saameyn badan ku leh siyaasada  Somaliya ayaa si lama Filaan ah isku casilay waxana ay noqotay mid jiheyneysa Siyaasada mudooyinkaan danbe iska soo horjeeday.

Sedax arin oo meel uu  dhaafi waayay ayaa Shariif Xasan Sh Aadan ku qasabtay in uu deg deg ku tanaaluso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here