DAAWO:Tuug damcay in uu silsilad dahab ah ka xado dukaan oo ceebtii adduunka ku dhacday

Sida ay baahiyeen qaar kamid ah warbaahinta waa weyn gaar ahaan kuwa ka faaloota dhacdoyinka layaabka dunida ayaa soo bandhigay tuug qabsatay dhacdo fool xun.

Muqaalkan oo muujinaayo wiilkan tuuga ah mid aan xariif ahayn islamarkaa ku cusubsatay tuugnimada ayaa la kulmay dhacdadaan foosha xun.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here