DHAGEYSO: Natiijada Cusub Kulankii Ugu Danbeeyay ee dhaxmaray Farmaajo, Kheyre & G/Mursal

Kulankii ugu danbeeyay ee dhaxmaray Madaxweynaha Somaliya Mudane Maxamed Cabdullahi farmaajo, R/wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya Mudare Maxamed Mursan Sh Cabdiraxmaan ayaa la sheegayaa in uu kusoo dhamaaday natiijo la’aan.

Sababta arintaan ka danbeysa ayaa ah 3-qodob oo Mursal looga maaro waayay in uu ka fuqo waxana kulanku uu noqday mid lagu kala istaagay.

Ilo ka tirsan Villa Somalia ayaa noo xaqiijiyay in xaalku cirka galay mursal ayaa la sheegay in safar deg deg ah uu ku adayo magaalada Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here