DHAGEYSO: Sedax Arin oo Qasabtay in G/Mursal uu la heshiiyo Villa Somalia & Xal loo helay Gudigii la kala dilay

Kulankii ugu danbeeyay ee dhaxmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Gudoomiye Mursal aya laga gaaray natiijo wanagsan sida ay noo xaqiijiyeen ilo ka tirsan Villa Somalia.

Mursal iyo Farmaajo ayaa ka wada hadlay arimo maalmahaan xiiso badan ka dhax abuuray Xukuumada iyo Barlamanaka waxana ay gaareen isfahan.

Mursal ayaa madaxweyne Farmaajo ka helay balanqaad ku qasbay in uu ka tanaasulo fikirkiisii hore.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here