Shabaab oo kahadashay qarax masuuliyiin kudileyn galabta iyo wasiir hore oo lagu dilay waxaa sidaas yiri

Al Shabaab ayaa waxay soo saareen gabal dhicii maanta war ay kaga hadlayaan weerarkii ka dhacay Wadada Xeebta Ah Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Waxay Al Shabaab ku faaneen inay dileen Saraakiil ay muddo baadi goobayeen,uuna kamid yahay Abaan duulihii Ciidamada Dawlada Ee Deegaanka Xeebta Ah oo Cabdi Cali Jamaame.

Sidoo kale waxay sheegeen Al Shabaab inay dileen taliyihii Qeybta 12 April general Cumar Dheere.

Qarax Ka dhacay Deegaanka Dhanaane Ee Gobolka Sh/Hoose ayey Al Shabaab sheegeen in 12 ay ku dileen oo saraakiishaas ay ku jireen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here